Nin lasoo taagay Fagaare ay Al Shabaab ku toogan lahaayeen oo si lama filaan ah ku bad baaday

Fagaare kuyaala degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa shalay lasoo taagay nin gacan ku dhiigle ahaa oo lagu helay in uu dil geestay, waxaana Maxkamada Al Shabaab ninkaasi ku riday xukun dil ah. Ninka xukunka dilka ah lagu riday ayaa la keenay fagaaraha kuyaala Ceelbuur si xukunka dilka ah loogu fuliyo, waxaana fagaaraha soo buux … Continue reading Nin lasoo taagay Fagaare ay Al Shabaab ku toogan lahaayeen oo si lama filaan ah ku bad baaday